Home
About
Features
FAQs
Contact
Get the App
FAQs
Frequently Asked Questions
Have questions? We're here to help.
Owner Questions
muxuu ii faa'iidaynayaa aniga oo ah mulkiile garoon?
Sidee ugu biiri karaa GaroonHub?
Ma anigaa go'aaminaya qiimaha iyo saacadaha furitaanka garoonkayga?
Sidee loo maareeyaa lacagaha la bixiyo?
Maxaa dhacaya haddii ciyaartoy la yimaado ay is khilaafaan jadwalka?
Ma la sameyn karaa qiimo dhimis gaar ah maalmaha gaarka ah?
Sidee ku helayaa xogta ciyaartoyda iyo taariikhda adeegsiga garoonka?
Ma la xayeysiin karaa garoonkayga?
Garoonkeygu wuxuu leeyahay xeerar gaar ah, sidee ugu dari karaa?
Maxaa dhacaya haddii ciyaartoydu aysan imaanin wakhtigooda?
Sidee ula socon karaa dakhliga bishiiba?
Haddii dhibaato farsamo timaado, yaan la xidhiidhaa?
Player Questions
GaroonHub maxay tahay?
Sidee ayaan garoon u qasan karaa?
Miyaan iska kansali (cancel) karaa ballanta garoonka?
Goorma ayaa la i siinayaa lacagta haddii aan kansalo?
Miyaan jadwalka beddeli karaa halkii aan kansali lahaa?
Sidee ku ogaadaa in garoon la heli karo?
Maxaa dhaca haddii roob da'o ama xaalad degdeg ah timaado?
Sidee loo bixiyaa lacagta?
App-ka GaroonHub miyaanu ku shaqaynaya offline?
Ma samaysan karaa Koox joogto ah (team profile)?
Ma la wadaagi karaa xogta (QR-ka) booking-ka ciyaartoy kale?
Miyaan heli karaa warbixinno ku saabsan taariikhda ciyaarihii hore?
Sidee ula xidhiidhaa taageerada macaamiisha haddii ay dhibaato dhacdo?
Ready to transform your Football experience